Kheyre oo ka baxay Balan uu Xildhibaanada Golaha shacabka horey uga qaaday

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa ku guul dareestay in ay la xisaabtamaan Xukuumada uu hogaamiyo Ra’isul Wasaare Kheyre, waxaana Xukuumadan ka bad baaday isla xisaabtan dhab ah oo lagu sameeyo. Maxamuud C/raxmaan (Beenebeene) oo katirsan Xildhibaanada golaha shacabka ayaa sheegay in Ra’isul Wasaare Kheyre uusan fulin balan uu horey Xildhibaanada uga qaaday oo aheyd in uu … Continue reading Kheyre oo ka baxay Balan uu Xildhibaanada Golaha shacabka horey uga qaaday